Share with your friends via email

Nabadoon lagu dilay magaalada Beledweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Nabadoon lagu magacaabi jiray Cusmaan Yuusuf Ciiley.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip