Share with your friends via email

Rag Hubeysan Oo Dil Iyo Dhaawac Ka Geystay Baar-Ubax

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in barqanimadii maanta dil iyo dhaawac ay ka geysteen Isgoyska Baar-Ubax ee magaalada Muqdisho. Kooxdan oo ku hubeysneyd Bastoolado ayaa la sheegay in ay weerareen 2 nin oo sii galayay Masjid ku yaalla agagaar

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip