Share with your friends via email

Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan booqasho shaqo ku joogay Jabuuti ayaa maanta kulamo muhiim ah la qaatay dhiggiisa Jabuuti Marwo Faadumo Cawaale

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip