Share with your friends via email

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada oo ka hadlay dabkii saakay ee Garoonka Muqdisho

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa ka hadlay dab saakay ka kacay qeyb ka mid ah Terminalka weyn ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Dabka ayaa saacado hakiyay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip