Share with your friends via email

Dab saaka kacay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo howlihii duulimaadyada oo hakad galay

Wararka laga helayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu hakad ku jiro howlihii duulimaad ee garoonka, kaddib markii uu dab ka kacay. Dabka ayaa ka kacay maqaayad ku taal qeybta duulimaadyada caalamiga ka baxaan,

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip