Share with your friends via email

Golaha Wasiirada Oo Warbixin ka Dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan xoojinta dib-u-habeynta nidaamka maaliyadda dalka iyo horumarrada laga gaaray ka dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip