Share with your friends via email

Shariif Xassan : Xildhibaannadii Koonfur Galbeed markii ay ogolaadeen in Muqdisho lagu tashkiiliyo ayaan ogolaaday in aan is casilo

Shariif Xassan Sheekh Aadan oo galinkii danbe ee maalintii shalay uga dhawaaqay magaalada Baydhabo in uu iska casilay xilkii madaxweynaha ayaa ka hadlay sababta uu go'aankan u qaatay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip