Share with your friends via email

Cadeymo dheeraad ah shaqsiyaadkii ka dambeeyay dilkii Wariye Jamaal Khashoggi (SAWIRRO)

Xalay waxaa garoonka Atatürk ee magaalada Istanbul ka dhoofay Qunsulkii Guud ee Sacuudiga u fadhiyay Isntabul Maxamed al-Cuteybi. Al-Cuteybi lama arag tan iyo markii ay soo baxday fadeexadda dilka wariye Jamaal Khashoggi 2dii bishan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip