Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in dhawaan uu booqasho ku taggi doono Baydhabo
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan uu booqasho ku taggi doono Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay.
Madaxweynaha, ayaa soo hadalqaaday in Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha M