HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA OKTOOBAR 2018-KA
ITOOBIYA OO QORSHEYNAYSA IN DALKE EDA VISA LA'AAN LA GALO
Dr Mulatu Teshome Madaxweynaha Itoobiya shalay Baarlamaanka dalkaasi u jeediyay Khudbada sanadlaha, Waxaa uu sheegay dowladda Itoobiya ay doonayso in ay hirgeliso go'aankii sana