Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa 50-xildhibaan oo mucaaradka ka imaanaya magacaabay Jimcaha maanta ah, iyadoo la filayo inuu sidoo kale magacaabo Wasiirro ka imaanaya mucaaradka, taasoo la sheegay in ay qayb ka tahay heshiis lagu