Share with your friends via email

Turkiga oo sheegay in saldhig Milateri uu ka sameysanayo Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in saldhig milateri ay ka sameysanayaan Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah balan-qaad ay horey u sameysay oo ahaa in dowladda Soomaaliya ka taageerayaan dhismaha iyo tayeynta Ciidamada qalabka sida.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip