Share with your friends via email

Madaxweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Boosaaso (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaaradaha Boosaaso oo noqday mid ka mid ah garoomada ugu waa weyn ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika, kadib munaasabad ka dhacday garoonka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip