Share with your friends via email

Sheybaarka kuliyada xanaanada xoolaha ee Jaamacada Banaadir oo xariga laga jaray (SAWIRRO)

Waxaa Maanta si Rasmi ahaan Xarigga looga jaray Sheybaar cusub ee Kulliyadda Xannaanada Xoolaha ee Jaamacada Banaadir kaasoo lagu kordhiyay Kambaska Dr. Shahiid oo ku yaalla deegaanka Km-13 ee duleedka Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip