Share with your friends via email

XASAN SHEEKH: Waxaan Boosaaso u imid ka Qayb-galka furista garoonka Boosaaso (Sawirro)

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta casar-gaabkii ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso ,waana booqashadiisi ugu horeysay ee uu ku yimaado Bosaaso tan iyo markii loo doortay madaxweynaha

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip