Axmed Madoobe "Safarkeyga Cadaado waxay qeyb ka tahay dhameystirka heshiiskii Gaalkacyo"
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa sheegay in ujeedada socdaalkiisa Cadaado ay qeyb ka tahay dhameystirka heshiiskii Gaalkacyo ee lagu soo afjaray colaadii u dhaxeysay Maamulada Puntland iyo Galmudug.