Shirka Magaalada Muqdisho oo la soo gaba gabeeyay iyo qodobo lagu heshiiyay
Inkastoo aan si rasmi ah weli loogu dhaqaawin qodobada laga soo saaray shirkii saddexda maalmood ka soconaayay Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, ayaa hadana galabta la soo gaba gabeeyay.
Waxaa xilligan lagu hawlan yahay qorista War Murtiyeed qodobo