Nin Muqdisho Lagu Dilay Ka dibna La Gubay Daawo Sawirada iyo Vidio-ga arrintaas la xiriira.
Dhacdadaan Oo Aad Looga Naxay Ayaa Maanta Waxa Ay Ka Dhacday Xaafada Towfiiq Ee Degmada Yaaqshiid Gobolkaan Banaadir,Waxana La Sheegay In Nin La Dilay Kadibna La Gubay.
Ehelada Ninkaas oo lagu Magacaabo Axmed Muqtaar Saalax ayaa waxa ay ka sheekeeye