Isbitaal casri ah oo lagu qaabilayo Hooyada iyo Dhalaanka oo Muqdisho laga hirgelinayo (Sawirro)
Isbitaalka ugu weyn ee Bariga iyo bartamaha Afrika oo lagu qaabili doono Hooyada iyo Dhalaanka ayaa dhowaan lagu wadaa in laga hirgeliyo magaalada Muqdisho, iyadoo Isbitaalkan uu dhismihiisa gabo gabo ku dhow yahay.
Hey'ad laga leeyahay dalka