Shirka Madasha wada tashiga Qaran ee Kismaayo ka furmi lahaa 10-ka bishan oo dib u dhacay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu dib u dhacay shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee ka furmi lahaa magaalada Kismaayo 10-ka bishan Janaayo.Shirkan ka dhaca Kismaayo ayaa lagu go'aamiyay shirkii bishii December ka dhacay magaalada Muqdisho, wa