Droneska Maraykanka ee lagu weerari jirey Alshabaab oo loo weeciyey Boko Haram
Milliteriga Maraykanka waxay dhawaan xireen Saldhig ay ku lahaayeen Koonfurta Ethiopia, oo ay u adeegsan jireen Hawlgalladda ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab.
Warar haatan soo baxay ayaa sheegayo in Ciiddankii iyo Droneskii Maraykanka laga daad-gu