Share with your friends via email

Qaarka mid ah Xildhibaanada Galmudug oo mooshin ka keenay Carabey

Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxa ay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida ay inoo sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip