Share with your friends via email

Xildhibaanada Galmudug oo sheegay inay xilka ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka

Xildhibaano fadhigooda uu yahay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa waxa ay sheegeen inay xilka ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip