Share with your friends via email

Bankiga adduunka oo sheegay inuu kordhayo dhaqaalaha Soomaaliya

Bankiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba, wuxuuna daabacay qiimeyntiisii Saddexaad ee ay ku sameeyeen dhaqaalaha Soomaaliya, taasi oo muujineysa qodobada ugu waa weyn ee tilmaamay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip