Share with your friends via email

Al Shabaab oo sheegtay Ceelasha Biyaha inay ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda

Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay sheegteen weerar qorsheysan oo ka dhacay shalay gelinkii dambe degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho inay ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda. Shabaab war ay ku soo qoreen baraha ay wararkooda ku fa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip