Puntland oo ka hadashay sababtii ay uga baxday shirka wadatashiga
War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Puntland, ayaa looga hadlay aragtida Maamulka Puntland ee ku aadan Shirka Madasha Wadatashiga Siyaasada Somaliya oo Puntland ergadii ka socotay shalay ay ka baxeen.
Qoraalka ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa