Share with your friends via email

Baarlamaanka dowlad deegaanka oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca Ismaamulka Soomaalida

Baarlamaanka dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida oo fadhi ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa qaatay go'aamo masiir ah, iyaga oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca ismaamulka Soomaalida. Dhinaca kale baarlamaanka ayaa doortay afhaye

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip