Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo lagu aasay deegaanka Daaro Ugaas ee duleedka Halgan
Allaha u naxariistee Ugaas cabdiraxmaan ugaas khaliif Ugaas rooble ayaa maanta lagu aasay qabuuraha Daaro Ugaas ee duleedka Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.
Aaska Ugaaska ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal shacab ah oo ka kala yimid gudaha dalk