Share with your friends via email

Yaya Toure oo ku biiray koox cusub

Yaya Toure ayaa ugu dambeyn kusoo laabtay kubadda cagta kadib markii uu heshiis la gaaaray kooxda Olympiakos.Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa ku biiray kooxdan ka dib markii uu dhacay heshiiskiisii Man City dhamaadkii xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip