Real Madrid oo Eriday Tababaraheedii iyagoo Tababare Cusub u Magacowday Zinedine Zidane
Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain, ayaa waxa ay eryeen tababarahoodii Rafa Benitez.
Real Madrid ayaa haatan kaalinta saddexaad kaga jirta kala horreynta shaxda horyaalka Spain ee La Liga, waxa ayna ka hoosaysaa kooxaha Barcelona iyo