Xilli Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose la geeyay ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ee howlgalka Midowga Afrika ee Somaliya, ayaa Magaalada Kismaayo waxaa shalay ka degay Diyaarado Helicopter ah oo Saanad Millateri u sida ciidanka Eth