HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 27-KA AGOSTO 2018-KA
MADAXWEYNAHA KENYA OO SHAACIYAY WAQTIGA AY CIIDAMADIISA KA BAXAYAAN SOOMAALIYA
Madaxweynaha dalka Kenya Uhur Kenyatta ayaa sheegay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Mareykanka inay kaga hadleen dhawr arrimoo oo ay ka mid yihiin iskaashiga ammaanka,