Share with your friends via email

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo xil u Magacaabay Taliye ku xigeenkii hore ee NISA

Taliye ku xigeenkii Hay'adda NISA C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ee dhawaan xilka laga qaaday ayaa loo magacaabay la taliye sare oo ka tirsan xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip