Hordhac: Valencia v Real Madrid – Benitez Oo Haddii Uu Ka Faa'ideysan Waayo Barbarihii Barcelona La Burin Doono Iyo Neville OO Guushii Ugu Horeysya Ee Horyaalka Raadinaya.
Kulanka: Valencia v Real Madrid
Garoonka: Mestalla Stadium
Waqtiga: 10:30pm Saacada Geeska Afrika
Dhowr isbuuc ka hor, FC Barcelona ayaa garoonka Camp Nou waxa ay barbaro kula galeen kooxda Deportivo de la Coruna, Real Madrid ayaana ka faa'id