Mareykanka oo joojiyay saldhigii uu u adeegsan jiray diyaaradaha Drones ee ku yaalay Itoobiya
Milateriga Mareykanka ayaa gebi ahaanba joojiyay saldhigii ay ka duuli jireen diyaaradaha aanay cidna wadin ee Drones ee ku yaallay Koofurta Itoobiya.
Saldhigan oo ku yaal magaalada la yiraahdo Arab Minch ayaa waxaa uu Mareykanka u adeegsanayay howl