HALKAAN KA AKHRISO:-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA LUULYO 2018-KA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOOQDAY XARUMO AY DOWLADDA ERETERIYA KA FULINEYSO MASHAARIIC HORUMARINEED
Madaxweynaha JFS Md. Maxamed Chi/ Farmaajo oo kormeeray goobo ay Do wladda Ereteriya ka fulisay mashaariic ho rumarineed ayaa sheegay in shacabka iyo