Tirada ciidamada AMISOM ee lagu dilay Somalia Tan iyo Sannadkii 2009-kii oo lasoo Bandhigay
Warbixin ay dhawaan soo saartay Hay'ad Fadhigeedu yahay Sweden oo lagu magacaabo, International Peace Research Institute (Sipri) ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM looga dilay Gudaha Soomaaliya Tan iyo Sannadkii 2009-kii Ciidammo Gaaraysa 1,1