Share with your friends via email

Kooxaha xuutiyiinta Yemen oo afduubtay ilaa 55 qof oo shacab ah

Kooxaha Xuutiyiinta ee ay taageerto Iiran ayaa lagu soo waramayaa in weerar ay ku qaadeen tuulada Al-Qadam oo ka tirsan degmada Atma oo galbeed ka xigta gobolka Dhamar in ay ku afduubteen ilaa 55 qof oo ay ku jiraan carruur da'doodu ka yartahay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip