Share with your friends via email

SAWIRRO: Diyaaraddii labaad oo Asmara u duushay

Diyaaraddii labaad ee rakaab ah ayaa ka duushay magaalada Addis Ababa iyadoo ku sii jeeda magaalada Asmara, ka dib markii ay aad u bateen dadka danaynaya in ay Asmara indhaha ka soo qaadaan, sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee AFP.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip