Daawo Sawirada: Dab xoogan oo qabsaday dhismo ku dhow daarta adduunka ugu dheer ee Burj Khaliifa
Dab xoogan ayaa qabsaday hotel dheer oo ku yaal bartamaha magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta.
Hotelkan oo lagu magacaabo The Address waxaa uu ka kooban yahay 60 dabaq, waxaana uu ku dhow yahay dhismaha adduunka ugu dheer ee lagu