WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 31-KA DICEMBAR 2015-KA
WASAARADDA BEERAHA OO HORUMARINAYSA TAYADA BEERALAYDA DALKA
Wasaaradda Beeraha Dowladda Soomaaliya ayaa wadda kor u qaadista Dalagyada kala duwan ee dalka ka soo Go'a.