Boliska Kenya oo sheegay inay rag lala xiriirinayo Alshabaab ku qabteen Mombasa.
Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa shalay qoray inay Boliska Mombasa gacanta ku dhigeen 3 La-tuhunsanayaal uu ku jiray Sarkaal ka tirsan Hay'adda Adeegga Duurjoogta Kenya (KWS), kuwaasi oo lagu helay inay haysteen 53 rasa