Share with your friends via email

Soomaali ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee sameynta robot-yada

Koox ku guuleystay bandhiga hindisaha sameynta robot-yada caalamiga ah ee da'yarta adduunka oo lugu qabtay magaalada Montréal ee dalka Canada ayaa markii ugu horreeysay waxaa ka mid noqday da'yar Soomaali ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip