Share with your friends via email

Haweeneey ku eedeysnayd Shabaab oo isku dhiibtay Boliiska Kenya

Mumina Eroba oo ay Boliiska dalka Kenya madaxeeda dul dhigeen Hal Milyan oo Shilin Bil ka hor ayaa maqribnimadii Talaadada isku dhiibtay laamaha ammaanka ee dalkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip