Share with your friends via email

Kenya oo laga dalbaday inay Qaxootiga u ogolaato inay si xor ah u ganacsadaan

Qaramada Midoobay ayaa Xukuumadda Kenya ka dalbaday iney u ogolaato Qaxootiga dalkeeda ku sugan dhaqdhaqaaqa xorta ah oo awood u siinaya iney ganacsi ka sameeyaan dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip