Share with your friends via email

Imaaraadka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Somaliya

Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa waxa ay soo saartay digniin ku aadan dhanka ammaanka, gaar ahaan muwaadiniinta u dhashay dalka Imaaraadka ee Muqdisho u soo safraya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip