Share with your friends via email

Eritrea oo ergo u diraysa dalka Itoobiya

Dowladda Eritrea ayaa ergo u diraysa dalka ay dariska yihiin ee Itoobiya si ay u billaabaan wadahadalladii lagu dhaqan galin lahaa heshiiskii nabadda ee soo afjaray colaaddii xadka ee labada dal dhexmartay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip