Share with your friends via email

Canada Oo Malaayiin Dollar Ugu Deeqeyso Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya

Dowladda Canada ayaa sheegtay in lacago gargaar ah ay ugu deeqeyso dalalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Dimoquraadiga ee Congo iyo Niger oo ay ka jiraan dhibaatooyin dhinaca bani'aadinimada ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip