Share with your friends via email

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan deg deg ah la leh Saraakiisha Ciidamada

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Jubbaland uu kulan deg deg ah isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada maamulka Jubbaland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip