Share with your friends via email

AKHRISO: Eedeyn loo jeediyay Shacabka Boosaaso

Yuusuf Maxamed Waceys Guddoomiyaha gobolka bari ee Maamulka Puntland ayaa shacabka magaalada boosaaso ku eedeeyay iney qeyb ka yihiin amni darada magaalada. Waxa uu sheegay in shacabka aysan si toos ah oo hagar la'aan ah ula shaqeeyaan Ciidam

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip